Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Moqokori oo laga hergeliyay Mashruuc Waxbarasho

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Magaalada Moqokori oo laga hergeliyay Mashruuc Waxbarasho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladd Federaalka Soomaaliya, ayaa magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ka hirgalisay mashruuc waxbarsho oo lagu magac daray Bar ama Baro, Moqokori oo kamid ah goobaha laga xurreeyey khawaarijta.

Odayasha Magaalada ayaa ku booriyey bulshada in ay ka faa’iideystaan fursadaan waxbarsho oo laga hergeliyay halkaas, iyadoo shacabka ku dhaqan Moqokori aad u soo dhaweyeen mashruucan waxbarsho.

Related posts

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026

“Cid aan wax qori karin waxna aqrin karin waa in laga waayaa deegaannadan ’’ayuu yari Odwaa oo ah wakiilka barnaamijkan u qaabilsan dowlada Federaalka Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Tacliinta Sare ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Amiin Mukhtaar Axmed, ayaa sheegay in Macallimiinta Dugsiga Hoose, Dhaxe iyo Sare ee degmada Moqokori waxii ka bilwdo bishaan December heli doonan mushaaraadkooda.

“Mashruucan waxa uu taageri doonaa qofka weyn iyo qofka yar,wax ay dowlada diyaarisay manhajkii wax lagu barri lahaa si ugu faa’iideystaan ’’ ayuu yiri agaasimaha waxbarshada dowlada gobaleedka hirshabeela Amiin Muqtaar.

Moqokori oo muddo ka badan 15 sano ku jirtay gacanta Khawaarijta ayaa dhawaan laga saaray, waxa ayna wayeen bulshada ku dhaqan halkaas Waxbarasho Tayo leh, waxaana Mashruucaan Waxbarasho ee cusub dadka magaaladan uu ka dhigi doono mid soo saaro bulsho dhisan oo horumariya magaaladooda.

Previous Post

The President Commends IGAD State Members for their role on Somalia’s Key Achievements

Next Post

Mohamed Abdi Ware Becomes Deputy Executive Secretary General of IGAD

Next Post
Mohamed Abdi Ware Becomes Deputy Executive Secretary General of IGAD

Mohamed Abdi Ware Becomes Deputy Executive Secretary General of IGAD

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In