Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo Baaqii ugu danbeeyay u diray Muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo Baaqii ugu danbeeyay u diray Muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaalada dalka Itoobiya ayaa xiligan u muuqata mid kasii dareysa, waxaana cabsi xoogan laga qabaa in kooxda TPLF iyo kooxo kale oo isbaheysi la sameestay ay galaan magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya.

Safaarada dowlada Mareykanka ku leedahay magaalada Adis Ababa, ayaa qoraal ay soo saartay ugu baaqday muwaadiniinteeda ku sugan gudaha Itoobiya in ay si deg deg ah uga baxaan dalkaasi.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Qoraal kasoo baxay safaarada Mareykanka ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in xaalada Itoobiya ay tahay mid qasan, waxa ayna ugu baaqday muwaadiniinta Mareykanka in sida ugu dhaqsiyaha badan ay uga baxaan dalkaasi.

“Xaaladda ammaan ee Itoobiya ayaa ah mid aad u qasan. Waxaan kula talineynaa muwaadiniinta Maraykanka ee ku sugan dalkan inay uga baxaan sida ugu dhaqsaha badan, waana baaqii ugu danbeeyay ee aan u direyno muwadiniinteena,” ayaa lagu sheegay farriin la soo dhigay bogga internet-ka ee safaaradda.

Digniintan kasoo baxday dowlada Mareykanka ayaa kusoo aadaya xili shalay gudaha Mareykanka heshiis ku gaareen 9-Urur oo TPLF ku jirto kuwaa oo isku baheestay dagaal ka dhan ah taliska Ra’iisul wasaaraha Itoobiaya Abiy Axmed.

Previous Post

Baxsadka Horjoogayaasha Al-Shabaab oo isa soo taraya

Next Post

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-shabaab

Next Post
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-shabaab

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In