Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha Dalka oo daahfurtay Shirweynaha Ganacsiga Haweenka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha Dalka oo daahfurtay Shirweynaha Ganacsiga Haweenka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sahra Cumar Xasan ayaa daah furtay shirweynaha ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed oo muddo labo maalmood ah ka socon doona magaalada Muqdisho.

Hooyadu waa laf dhabarta qoys walba oo Soomaaliyeed oo maanta dhisan, waa isu dheelitiraha heerarka nolosha ee qoyska, jaangooyaha sida uu u ekaanayo mustaqbalka reerka iyo qofka wajaha caqabadaha ugu adag si dhammaan xubnaha qoys u helaan fursadaha nolosha.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Sidaas awgeed ayaa loosoo agaasimay Shirkan oo muddada uu socdo lagu soo bandhigayo caqabadaha ku gadaaman horumarinta ganacsiga haweenka Soomaaliyeed, figrado iyo talooyin dhaxal gal ah  oo taageeraya ganacsiga haweenka iyo dhiirigelinta haweenka aan weli isku howlin ganacsiga iyo dabcan fursadaha jira ee u baahan ka faa’iideysiga.

Marwo Sahro oo qudheedu ka mid ahayd ganacsatadii Soomaaliyeed ee xilliyadii adkaa kusoo dhaqeeyay gudaha dalka ayaa ku dhiiri galisay haweenka Soomaaliyeed pin ay ku dhiiradaan barashada xirfadaha ganacsiga iyo abuuridda ganacsi gaar u ah iyaga.

Previous Post

Mudanayaasha labada Aqal ee BJFS oo ka dooday miisaaniyadda sanadka 2023

Next Post

Wasiirka Qorshenynta oo kula dardaarmay Agaasimeyaasha Waaxyaha inay xoojiyaan Isla-xisaabtanka

Next Post
Wasiirka Qorshenynta oo kula dardaarmay Agaasimeyaasha Waaxyaha inay xoojiyaan Isla-xisaabtanka

Wasiirka Qorshenynta oo kula dardaarmay Agaasimeyaasha Waaxyaha inay xoojiyaan Isla-xisaabtanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In