Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Gaadiidka oo xilalkooda la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Gaadiidka oo xilalkooda la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay xilka kula wareegayaan Wasiiru-dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaaadiidka iyo duulista hawada oo lagu qabtay Muqdisho.

Bashiir Macalin Cali oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ayaa Wasiirada ku soo dhaweeyay shaqadooda cusub ee lagu wareejinayo.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Mudane Cabdikariim Cabdow Xaydar Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Mudane Axmed Jaamac Cumar Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa si iskumid ah u sheegay inay kaalintooda ka qaadan doonaan dardar gelinta qorshaha Xukuumadda  ayna si hagar la’aan ah u gudan doonaan waajibaadka loo igmaday.

Wasiirka Wasaaradda Gaaadiidka iyo duulista hawada Fardowsa Cismaan Cigaal oo xilka u kala wareejisay xubnaha cusub ayaa balan qaaday inay xubnaha cusub ku caawin doonaan gudashada mas’uuliyadda culus ee loo igmaday.

Dhinaca kale Mudane Cabdikariim Cabdow Xaydar Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa 2 neef oo geel ah ku wareejiyay Wasiiru-dowlaha amniga si loogu dhiirageliyo Ciidanka amniga ee xasiliyay amaanka Muqdisho.

Previous Post

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey xulka Qaranka 17 jirada dalkeenna “SAWIRRO”

Next Post

R/W Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaadiniin ka qeyb qaatay Xasillinta Caasimadda iyo ka hortagga dhagarta Argagixisada

Next Post
R/W Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaadiniin ka qeyb qaatay Xasillinta Caasimadda iyo ka hortagga dhagarta Argagixisada

R/W Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaadiniin ka qeyb qaatay Xasillinta Caasimadda iyo ka hortagga dhagarta Argagixisada

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In