Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda CQS qeybta 27aad oo kormeeray furimaha dagaalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda CQS qeybta 27aad oo kormeeray furimaha dagaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Makamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ku suganyihiin ciidamadda qalabka sida, garahaan guutada sedexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka.

Mas’uuliyiinta kormeeray fariisimaha ciidamada qalabka sida waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qeybta 27aad Maxamed Amiin Aadan Cabdulle iyo abaanduulaha guutada sedaxaad Ismaaciil Kuulow Tuurre, kuwaasi oo warbixinno ka dhageystay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa kula dar daarmay inay u shaqeeyaan dadka, dalka iyo Diinta maadaama ay u dhaarteen in ay u shaqeyn doomaan shacabkooda.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Magacaabay Labo Wasiir

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Madaxda Dalalka Bulshada Bariga Afrika U Gidbiyay Codsiga JFS Ee Ka Mid Noqoshada Dalladda

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Madaxda Dalalka Bulshada Bariga Afrika U Gidbiyay Codsiga JFS Ee Ka Mid Noqoshada Dalladda

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Madaxda Dalalka Bulshada Bariga Afrika U Gidbiyay Codsiga JFS Ee Ka Mid Noqoshada Dalladda

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In