Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta oo kormeeray xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta oo kormeeray xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Horumarinta Dhaqalaaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Soomaaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Xannanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Agaasimaha Guud, Mudane Maxamed Cumar Nur.

Kulanka oo u badnaa wadatashi iyo xog uruurin ku saabsan sidii Wassaaradda Xanaanada Xoolaha ay qeyb uga noqon lahayd warbixinta dhaqalaaha dalka ee sanadlaha ah oo ay mardhow soo Saari doonto wasaaradda Qorsheynta Qaranka.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Mudane Maxamed Cumar Nuur, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Mudane Cabdiraxman Maxamed Xasan, Agaasimaha Waaxda Horumarinta Dhaqalaaha ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Cabdinasir Cumar Kaatib iyo qaar ka mida Hawlwadeenada Waaxda.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga soo horjeesatay hadal ka soo yeeray Xoghayaha fulinta IGAD

Next Post

Somalia rejects IGAD’s Statement on Ethiopia, Demands apology and retraction

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Somalia rejects IGAD's Statement on Ethiopia, Demands apology and retraction

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In