Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Maxamed Cabdulle Wardheere oo codsaday  in gurmad loo fidiyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Maxamed Cabdulle Wardheere oo codsaday  in gurmad loo fidiyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Cabdulle Wardheere (Fuje) wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho sannadkii 1960-kii, waa nin curyaan ah oo aan gacmo iyo lugo midna ku dhalan, waxaa lugu u ah gaarigaan yarka ah ee lagu riixo.

20-qof oo isugu jira wax uu dhalay, wax la dhashay iyo waalidkiis ayuu mas’uul ka yahay (ILAAH ayaa mas’uul ka ah), balse wixii isaga Alle u soo dhiibo ayay la wada quutaan, ma jiro qof reerka ka mid ah oo shaqeeya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Haddaba aan is weydiinnee, Fuje Muxuu ka shaqeeyaa oo uu ku masruufaa reerkaa baaxadda leh?, Fuje waa nin 56-jir ah, tan iyo yaraantiisiina ku noolaa waxa ay dadka Soomaaliyeed ee wax saddaqeysta ay u taagaan, waa nin dadkii hore ee magaalada ku noolaan jiray ay si wanaagsan u yaqaanniin; wuxuu ka tuugsan jiray bartamaha magaalada Muqdisho.

Fuje, wuxuu aad ugu damqanayaa wiilka yar oo qaraabo la’ah asaga wuu dhintay

Fuje , hadda maheeysto cid wado oo geeysa masjidka ama meelaha uu u baahan yahay

Qooska fuje waxoow ka kooban yahay asaga ,xaaskiisa iyo gabar yar oo uu dhalay cid sigaar ah ugu maqane majirto ,waxaan intaas sii dheer guriga oow daganaa oo aad u burbursan oowsan awoodin in uu dhisto.

‘’Walaalahayga qoralkaan akhrisan doonoow, miisaan culeyska i haysta, waxaan taaganahay xilligii aan nasan lahaa shaqada aan hayana ee tuugsiga ahna ma ahan howl xitaa nin xoog badan uu u adkeysan karo, Addimadii aan ku shaqeysan lahaa ALLE ima siin, balse waxaan aaminsanay inaad adinku ii tihiin addimadii ii shaqeynayay oo waxaan idinka helo ayaan intanba ku soo noolaa, markan aan idin ka helo gacan tii hore ka xoog badan oo aan ku nasto, yaanan illoobin gacanta aan idinka sugayo waxaa ku jirta gaariga yarka ah ee aan adeegsanayay oo isna duugoobay oo aan jeclaan lahaa inaan helo, qof ama koox gaari cusub ii hesha’’ Ayuu yiri Fuje.

Qeylo dhaantii Fuje Waxaaa durba kasoo jawaabay walaaha MASJIDKA TOOWFIIKH EE BOLTON waxeeyna soo gaarsiiyeen lacag dhan $1,506, ayagoo wakiil buuxa uga ahaa wareejinta lacagtaas ISRAAFIIL HASSAN ADDE.

Waxaa sidoo kale laga codsanayaa dadka Muxsiniinta Soomaaliyeed in ay sidoo kale soo gar gaaraan ayna gacan siiyaan Walalakooda curyaanka ah awoodna aan laheyn in uu ka shaqeyso noloshiisana ku maareyo.

Waxii Faah Faahin iyo Caawinaad
Kala Xariir Maxamed Cabdulle Wardheere (Fuje)
Tell:252615623586 ama 252699968221

DSC01841 DSC01843 DSC01843_1 DSC01845 fuje_5DSC01865 DSC01870 DSC01872

 

Previous Post

Xog uruurin kooban oo ku saabsan ka bixitaanka UK ee Midowga Yurub 

Next Post

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo kaalinta 3aad ee tartanka soo gashay “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha degmada Boosaaso oo kaalinta 3aad ee tartanka soo gashay “SAWIRRO”

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo kaalinta 3aad ee tartanka soo gashay "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In