Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidamada qeybta 60-aad oo xukun ku riday Askari Boolis ah.

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidamada qeybta 60-aad oo xukun ku riday Askari Boolis ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta xukun kuridey  Cismaan ibraahim Cabdi oo katirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Baydhabo.

Waxaana lagu soo eedeeyey inuu dhowaan qof shacab ah uu ku dilay gudaha suuqa weyn ee Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, kaasi oo manta ay u  fadhiistey  Maxkamadda dacwad ciqaabeedkiisa.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad Gaashaanle sare Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay in  danbiile Cismaan ibraahim Cabdi, lagu xakumay dil toogasho ah kadib markii ay ku cadaatay dilka uugeystay ee lagu soo eedeeyay.

Dhanka kale Taliyaha qeybta Ciidamada   Booliska Gobolka Baay Gaashanle Sare Aamiin Mad Daruur ayaa  Digniin u direy Ciidamada qalabka sida gaar ahaan Ciidamada Booliska  ee ka howl gala deeganada kala duwan ee Koonfur Galbeed Soomaaliya in ay qorigooda ka adkaadaan, si aysan u waxyeleenin muwaadiniinta ay amaankooda mas’uulka ka yahiin.

Previous Post

Saynis yahano digniin cusub ka soo saaray xaalada Corona ee Britain

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Furay Shirweynaha Qaran Ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta Argagixisada “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Furay Shirweynaha Qaran Ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta Argagixisada “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Furay Shirweynaha Qaran Ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta Argagixisada “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In