Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Yurub oo ka hadlay cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Midowga Yurub oo ka hadlay cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga sanadkii 2016, Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub Ursula von der,  ayaa sheegtay Talaadadii ka hor shir madaxeedka Midowga Yurub oo looga hadlayo cusboonaysiinta heshiiska.

Bishii Maarso 2016, Midowga Yurub iyo Turkiga waxay gaareen heshiis lagu joojinayo socdaalka aan caadiga ahayn ee looga soo tallaabayo badda Aegean lana hagaajiyo xaaladaha in ka badan 3 milyan oo qaxooti Suuriyaan ah oo ku sugan Turkiga.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Heshiiska ayaa lagu guuleystay in la joojiyo qulqulka muhaajiriinta iyo qaxootiga, laakiin diidmada Midowga Yurub ee ah in qaxootiga laga qaado Turkiga, iyo caqabadaha xafiisyada ee wareejinta lacagaha loo ballanqaaday ee qaxootiga ayaa horseeday cambaareyn kulul oo uga timid siyaasiyiinta Turkiga.

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan wuxuu ku dhaleeceeyay Midowga Yurub inay ka gaabiyeen inay fuliyaan balanqaadkoodii ahaa inay dhaqaale ku siinayaan muhaajiriinta iyo qaxootiga ku sugan Turkiga oo qeyb ka ah heshiiska halka loo qoondeeyay balaayiin Yuuro Giriiga.

Previous Post

Amisom oo Ciidanka Xoogga  dalka ku wareejisay Saldhiga Maryan-gubaay

Next Post

Maamulka Cadaado oo xarigga ka jaray Buundada marta bartamaha Magaalada oo dib loo dayactiray

Next Post
Maamulka Cadaado oo xarigga ka jaray Buundada marta bartamaha Magaalada oo dib loo dayactiray

Maamulka Cadaado oo xarigga ka jaray Buundada marta bartamaha Magaalada oo dib loo dayactiray

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In