Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu taageerayay Wasiirada Magacaaban ee Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta oo Khartoum ka dhacday” SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageerayay Wasiirada Magacaaban ee Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta oo Khartoum ka dhacday” SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan taageerada loogu muujinayay dhamaan Golaha Wasiirada magacabaan si gaarana loogu taageerayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar  iyo Wasiirka Warfaafinta Eng: Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa ka dhacday hoolka xarunta Haldoor ee Magaalada Caasimadda ah ee Khartoum.

Munaasabadaas oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda Abuukar Boston, Uqaybsanaha Warfaafinta Fiidow Maxamuud Fiidow, Xoghayaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan Cabdiwali Xasan Xuseen Fadiilatu iyo madaxda ururada kala duwan ee Dalka Suudaan ka jira.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulankaas ayaa lagu taageeray labada Wasiir oo lasheegay in ay yihiin dad howlkar ah oo shaqada loo idmaday kasoo bixi kara, iska mar ahaantaana loogu baaqay Baarlamanka Soomaaliya in uu ansaxiyo Golaha Wasiirada uu magacaabay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Cabdiwali Fadiilatu, Fardowso Qorane, Juweeriya, Nuux Cali Dheere, Inshaar Cabdijaliil iyo kuwa kale oo badan oo munaasabad qudbado ka jeediyay ayaa bogaadiyay  in labadan Wasiir loo magacaabo xilalka kala ah Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta ayna yihiin dad lagu maleenayo in ay xilkaas kasoo bixi karaan.

Dhanka Safaaradda oo ay goobjoog ka ahaayeen Abukar Boston iyo Fiidow Maxamuud ayaa iyagana ugu baaqay Baarlamaanka in waqti kale shacabka Soomaaliyeed uga dhumin soo xulis wasiiro kale ee kuwan hada lasoo magacaabay la ansaxiyo si howlaha qaran ee dhiman loo qabto.

Munaasabadaas ayaa waxaa ay kusoo dhamaatay si heersare ah oo qaab fiican u dhacday.

?
?
?
?
?

Previous Post

Shirkii IGAD oo qaxootiga Soomaaliya looga hadlayay oo la soo gabagebeeyay-Sawirro

Next Post

Munaasabad lagu Sagootiyay Safiirrada Midowga Afrika oo ka dhacday Muqdisho

Next Post
Munaasabad lagu Sagootiyay Safiirrada Midowga Afrika oo ka dhacday Muqdisho

Munaasabad lagu Sagootiyay Safiirrada Midowga Afrika oo ka dhacday Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In