Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nin ganacsade ahaa oo lagu diley xaafadda Islii

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Nin ganacsade ahaa oo lagu diley xaafadda Islii
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay nin ganacsade ah waxaa ay ku dileen xaafadda islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo la sheegay in kooxdii dilka geysatay  ay sidoo kale tiro aan la cayamin oo lacag ah ay ka qaateen ninka la diley.

Ninka la diley ayaa la oran jirey Mustafa Sheekh, oo  35 sano jir ah, kaas oo ku sugnaa xarunta shirkad lagu magacaabo  Kenzi Enterprise Ltd, oo ku dhow masjidka  Dar Es Salam , markaas oo ay weerar ku soo qaadeen shan nin oo midkood ku hubeysanaa bastoolad.

Related posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026

Waxaa jirey muran dhex maray burcadda iyo ninka ganacsadaha ahaa ee dhintay iyadoo markii dambe ay rasaas ku fureen taas oo ka haleeshay garabka midig waxaana loo qaaday isbitaal halkaas oo uu markii dambe ku geeriyooday.

Saraakiisha  saldhiga booliiska ee Shauri Moyo, ayaa goobta ka soo qaaday alaab xiran oo la aaminsan yahay in uu lahaa ninka geeriyooday, kuwaas oo hadda baaritaan uu ku socdo.

Bishii la soo dhaafay, hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa labo kamid ah ilaaladiisa lagu dhaawacay xaafadda Islii, iyadoo sidoo kale nin kamid ah booliiska xaafadaas oo lagu magacaabo C/casiis Maxamed laga xaday bastooladiisa taas oo ilaa iyo hadda aan la helin.

Previous Post

AUN Janaraal Samatar oo maanta Muqdisho lagu aasay-Sawirro

Next Post

Khasaarihii ka dhashay dhul-gariirkii Talyaaniga oo kordhay-Sawirro

Next Post
Khasaarihii ka dhashay dhul-gariirkii Talyaaniga oo kordhay-Sawirro

Khasaarihii ka dhashay dhul-gariirkii Talyaaniga oo kordhay-Sawirro

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In