Dowladda Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiisay Degmada Dhoobleey
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta degmada Dhoobley gaarsiiyey labo diyaaradood oo siday gargaar iskugu jira daawo ...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta degmada Dhoobley gaarsiiyey labo diyaaradood oo siday gargaar iskugu jira daawo ...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa kulan la qaatay Guddiga dib u eegista ...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaarrada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka Guud ee ...
Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa Khawaarijta Al-shabaab,ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan ...
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xafiiskood Aqalka Sare ugu yeeray ...
Diyaarad kuwa sida joogtada ah qaadka Meerowga ah uga keena dalka kenya, ayaa maanta ku burburtay Garoonka Ku Meel Gaarka ...
Gudoonka Golaha Aqalka Sare, ayaa Ka Qayb Galay Munaasabad ay Xilka Ku Kala Wareegayeen Xogayihii hore Aqalka Sare iyo Xogheyaha ...
Shirkada Somalia Awards,Ayaa Xaflad ay qabatay Sanadkii labaad waxay abaalmarin siisay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay ...
Wadatashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka ...
Maxkamadda Ciidamadaqalabka sida ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Koox lagu soo eedeeyay Argagixisanimo, kuwaasi oo kawada shaqeeyay dilal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho