Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobihii shaqaaqooyinka ka dheceen
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guda jira xalinta tabashooyinka siyaasiyiinta ...
















