Sawirro: Mashruuca Biyoole oo Sheybaar ku wareejiyey wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug
Wasaaradda Xanaanada xoolaha Galmudug ayaa qalabka sheybaarka xoolaha kala wareegtay howl-wadeenada mashruuca Biyoole oo ah madhruuc lagu maalgalinayo wasaaradaha kheyraadka ...
















