Ciidanka Booliska oo gacanta ku dhigay Maandooriye & Dad ka Ganacsanayay
Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo kuwa Booliska Galbeed ayaa xalay waxaa ay ka sameeyeen degmada Dharkenleey ee Gobolka ...
Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo kuwa Booliska Galbeed ayaa xalay waxaa ay ka sameeyeen degmada Dharkenleey ee Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada ayaa maanta yeeshay Shirka Guddiga Hogaanka Mashruuca Damal ...
Senator Xasan Iidow Kobac oo ka tirsan Senatarada laga soo doortay Hirshabeelle ayaa gurmad biyo dhaamin u sameeyay dadka ay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaannada cusub ee Puntland ku metelaya labada Aqal ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf ...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay ...
Wasiiru dowlaha Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo dhaqan celinta Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland oo siwada jir ah Tababar ugu ...
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxwaye ku xigeenka Dowlada Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Shir guddoomiyey shirka billaha ah ...
Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Cadaaladda Puntland, Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadana Puntland iyo Taliye ku-xigeenka 1aad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho