Madaxweynaha Soomaaliya oo Xukuumadda faray dhammeystirka kumanaan macalimiin loo qaadanayo goobaha waxbarashada dalka
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Waxbarashadu inay si degdeg ...















