Bulshada Cadaaado oo lagu wacyigeliyay sidii ay u ilaashan lahaayeen goobaha Danta Guud “SAWIRRO”
Kulankan oo socday muddo 6 maalin ah loona qabtay 60 qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Kulankan oo socday muddo 6 maalin ah loona qabtay 60 qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka ayaa maanta daahfurtay Shirka Madasha Qaran ee yareynta Khataraha Musiibooyinka, kaasi oo ka furmay hoolka ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, ...
Waxaa uu ahaa howgal qorsheysan oo ciidanka booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen Tuulooyinka Ceeldoon, Yaaqle, Saydheelow, ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Madaxweynaha oo ...
Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Magaalada Baledweyne aya maanta si rasmi ah u la wareegay xilka ka dib munaasabad lagu ...
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay ...
Waxaa magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti maanta ka furmay Shirka madasha aragti wadaaga ee Heritage. Shirkan oo Furitaankiisa uu ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qayb galay munaasabad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho