Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo dhaweyay aqbalaadda madaxweynaha ee shaqo ka joojinta Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo dhaweeyay Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA ...
















