Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo soo xirtay shirka Wadatashiga Waasaaradaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka Wadatashiga Wasaaradaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka iyo Wasaaradda caafimaadka ...
















