Madaxweynaha dalka Suuriya oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya
RADIO MUQDISHO(DIMISHIQ): Safiirka cusub ee Safaaradda JFS ee Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya Mudane Cabdiib Muuse Faarax, ayaa waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ...















