Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo ku baaqay in la joojiyo dagaal ka socdo Gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaano hoos ...
















