Madaxweyne Farmaajo oo qaatay tallaalka cudurka COVID-19 ee la soo gaarsiiyey dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo ...
















