Madaxweyne Farmaajo oo ansixiyay in Gobolka Banaadir uu ku yeesho Barlamaanka 11-aad 13 kursi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay usoo gudbiyeen ee ...
















