Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka ...
Gudoomiye ku-xigeenka hawlaha guud ee Gobolka Banaddir Mudane Cumer Cali Cabdi ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Xafiiska Xalka-waara ...
Wafdi ka kooban xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabelle kana mid ah Xubnaha Degmada Matabaan ku matala Hirshabelle ayaa ...
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib ...
Wasiirka arrimaha gudah dowlad goboleedka Koofur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray maanta xilka uga qaaday Xoghayihii ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta galinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb ee ...
Gudoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ...
Beeraaleyda gobolka Mudug gaar ahaan kuwa deegaaanka Docolle ee duleedka Bari Magaalada Galkacyo ayaa bilaabay beerashada dalaga nuuyadiisa khudaarta oo ...
Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho