Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal Ee Dowladda “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ...















