Tababbar ku saabsan diiwaan-galinta rasmiga ah oo Dhuusamareeb uga furmay howl-wadeennada xafiisyada GMDQ ee dowlad goboleedyada+SAWIRRO
Tababbarkaan ku saabsan diiwaangalinta rasmiga ah ee howlwadeennada Xafiisyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Maamul Goboleedyada ayaa looga furay ...
















