Xarunta Boqor Salmaan oo kaashanaysa Hay’adda Al-Mahaasin Foundation oo maalintii labaad wada qaybinta Zakaatul-Fidriga
RADIO MUQDISHO: Waxaa sii socota qaybinta Zakada Fidriga ee sanadkan 1446H - 2025, oo ay fulinayso Xarunta Boqor Salmaan iyadoo ...