Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray arrimaha Amniga
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta waxa uu shir guddoomiyay kulankii todobaadlaha ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta waxa uu shir guddoomiyay kulankii todobaadlaha ...
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa amar ku bixiyay in la xiro gobolka waqooyiga ee Lombardy iyo 14-gobol oo ...
Shir u dhaxeeya Madaxda Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane ...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta siddeedda Maarso ayaa ...
Gudomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo malmahan ku sugnaa Degmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan Hiiraan ayaa maanta qado sharaf ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Xildhibaanadan oo deegaan doorashadooda ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay munaasabadda maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa saaka oo Axad ah xukun adag ku riday eedeysane Muuse Maxamed Axmed oo loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho