Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Suudaan
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kulanmuhim ah la qaatay Wasiirka Wasaradda arrimaha Gudaha iyo ...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kulanmuhim ah la qaatay Wasiirka Wasaradda arrimaha Gudaha iyo ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray, Maktabad cusub oo maamulku ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Xirse Warfaa iyo dhigiisa Suudaan Lena Al-sheikh Cumar ayaa ka wadahadlay iskaashi ...
In ka badan 100 DHALO oo Khamri ah iyo Xashiish badan ayaa maanta lagu soo bandhigay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Boqortooyada Sacuudiga oo Sheegtay inay si ku meel Gaar ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo La Xiriira Cudurka Corona. Dawladda ...
Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in biyo la’aan ay soo wajahday shacabka ku nool degmadaasi, ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu soo dhaweeyay ...
Agaasimaha fulinta hey’adda lacagta aduunka IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in hey'adoodu heshay lacag ku filan oo lagu bixin karo ...
Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen. ...
February 26, 2020 IMF Managing Director Kristalina Georgieva today announced that the International Monetary Fund has secured sufficient financing pledges ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho