Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Al-Bashiir oo Ka Wada Hadlay Amniga, Kobaca Dhaqaalaha iyo Maal-gaashiga
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim ...
















