In ka badan Soddon Qof oo ku dhaawacmay shil Diyaaradeed oo ka dhacay Kenya
33 Qof ayaa ku dhaawacmay shil Diyaaradeed oo Talaadada Saakay ah ka dhacay Dhabbaha Gegida Diyaaradaha ee Joma Kenyatta International ...
33 Qof ayaa ku dhaawacmay shil Diyaaradeed oo Talaadada Saakay ah ka dhacay Dhabbaha Gegida Diyaaradaha ee Joma Kenyatta International ...
Waa barnaamij socon doona 2018 ilaa 2021 kaas oo loogu tala galay in lagu hormariyo garsoorka dalka oo mudooyinkan dambe ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan isagoo u ...
Ciidammada Xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaadday fariisin ay ku lahaayeen ...
Ku dhawaad 20 Sarakaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay ku qaabilay xafiiskiisa Safirka ...
dhaqdhaqaaqyo lagu doonayay in lagu qaboojiyo hoos u dhaca dhaqaalaha ee Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in lagu guul daraystay ...
Kuala Lumpur,13 08 2018:-Gudiga ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Malaysia, ayaa kulan ay iskugu yimaaden waxa ay been abuur ku tilmaamen ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay xuska sanad guuradii shanaad ee aas aaska ...
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho