Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Guddoomiyeyaasha Maxkamadda C.Q.S oo kormeeray dhismaha Xabsiga cusub “SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee ...















