Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xerada 21-aad ee Ciidanka Xooga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku ...
Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad ayaa Kooxda Nabadiid Al-Shabaab ka saaray degaanka Baar Sanguuri oo qiyaastii Magaalada kismaayo u jirta ...
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...
Akadeemiyada, Cilmiga, Dhaqanka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa diyaar garoow ballaaran ugu jirta xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, taasoo ku ...
Dowladda Ethiopia ayaa xabsiga ka sii deysay hogaamiyihii Mucaaradka dalkaasi oo mudo ka badan sanadka xirnaa. Tallaabadaan ayaa timid labo ...
Munaasabad loogu magacdaray Dhiirrigelinta Ubaxa Caddaaladda iyo sare u qaadista barashada caddaalada ayaa wasaaradda Cadaaladda ee X.F.S. waxey u qabatay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" oo kulamo wada tashi ah kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka ...
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Gaashaanle sare Maxamed Aadan Koofi ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu kuu leedahey ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho