Eng Yarisow “Wasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadir”
Muqdisho, 17 Maarso, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka ...
















