Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo qaabilay wufuud kala duwan+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabiley wufuud kala duwan oo ka kala soctay caalamka. Madaxweynaha ...