Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Sagootinayey Ciyaartooyda Puntland “SAWIRRO”
Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho xalay waxaa soo qaban qaabiyey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana kasoo qeybgalay ...