Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal u diray dhiggiisa dalka Kenya
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhambaal farriin ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed gaarsiisay maanta ...
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhambaal farriin ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed gaarsiisay maanta ...
Muqdisho, February 16, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ...
Kulankan maanta ay ku yeeshan Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiiinta hey'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha ...
Diyaaradii u horeysay ee Gargaar Raashin iyo Dawo u sida Soomaaliya ayaa Maanta Kuwait ka soo dhooftay. Danjiraha Soomaaliya ee ...
Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay ...
Qaban qaabada xaflad lagu maamuusaayo sidii uu xilka madaxtinio ula wareegi lahaa Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ...
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maalmahan Diyaar garowgii ugu dambeeyey ugu jira qabashada Xuska Maalintii la aas-aasay Ciidanka Asluubta oo ...
Muqdisho (15ka Febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmajo) oo maalmahan kulamo la lahaa Safiirrada dalalka ...
Muqdisho (15ka Febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho