Daawo Sawirada Weerarkii Argagaxiso ee ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta CID-da
Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay Todobo ka mida maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista ee ...
Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay Todobo ka mida maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista ee ...
Inta la ogyahay sagaal-ruux oo afar kamid ah ay yihiin raggii weerarka soo qaaday ayaa dhintay 15-kalena wey ku dhaawacmeen, ...
Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista ...
Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho xalay waxaa soo qaban qaabiyey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee ...
Baarlamaanka dalka Tunisiya ayaa kalsoonida kala noqday Xabib Essid oo ah R/wasaaraha dalka Tunisiya, kaasi oo bilihii dambe ay heysteen ...
Howlgal dad lagu soo qabqabtay oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada qalabka sida ayaa xalay laga fuliyay qeybo ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas", iyo ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar "Camey" ayaa magaalada Garowe shir kula kulmay ...
Xilli xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ay meelmariyeen qaraar boolis caalami ah loogu dirayo wadanka Burundi oo mudooyikan ay ...
Wiil Soomaali ah oo Magaciisa lagu Sheegay Cubayd Xasan Jaamac oo 19 jir ah ayaa Maxkamad ku taala magaalaada London ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho