R. Wasaare ku-xigeenka XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad loogu dabaal dagayay sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha “Sawirro”
Muqdisho, February 10, 2016-----Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii ...















