Barlamaanka oo maanta ka dooday Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay akhrinta koowaad mariyeen Hindise Sharciyeedka Maareynta ...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay akhrinta koowaad mariyeen Hindise Sharciyeedka Maareynta ...
Hay’adda Cilmi baarista iyo badaha Soomaaliya ayaa maanta siminaar ku saabsan ka hortagga wasaqda lagu shubayo badda u soo gabo ...
Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ...
Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha shacabka iyagoo ka doodaya qodoboo kala duwan oo fadhigooda ...
Ciidamada dowladda Yemen oo ay taageerayaan ciidamada isbaheysiga ayaa qabsasaday magaalada dekadda ah ee Mukalla iyo xarunta ugu weyn ee ...
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan ay Muqdisho ka hirgalin doonto mashruuc lagu dhisaayo ku dhawaad 10 Kun ...
Qoysas ka soo barakacay colaado ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho ...
Aqoon isweydaarsi ku saabsan xaquuqda carruurta ayaa waxaa ka qayb galay qareeno culimaa’udiin, waalidiin iyo mas’uuliyiin kale waxaana soo xiray ...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka benaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudane Maxamed Axmed Yabooh ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Degmooyinka Dharkenley, Wadajir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho