Madaxweynaha: “Dhallinyarada waa udub dhexaadka horumarka waddanka, waana inay u midoobaan dib u dhiska Soomaaliya”
Muqdisho, 20 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay shirweynaha ...














