Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka tacsiyeeyay geerida danjire C/laahi Saciid
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun. Ra’iisulwsaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, waxaa uu tacsi u direyaan dhamaan ummadda ...
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun. Ra’iisulwsaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, waxaa uu tacsi u direyaan dhamaan ummadda ...
Dowlada Sweden ayaa shaacisay in ay qorsheynayso in dalkeeda ay ka musaafuriso 80,000 oo dad magan galyo doon ah, kuwaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Eldoret ee dalka Jamhuuriyadda Kenya kaga qeybgaley baroor-diiq qaran ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisu ay baaqi kusii ahaan doonaan Soomaaliya, kadib warar maalmahaan soo baxayay ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Kenya uga qeyb galay baroor diiq loo sameeyay ciidamadii Kenya ...
Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Xildhibaannada waxaa ...
Wasiirka cadaalada ee Faransiiska, haweeneyda lagu magacaabo Christiane Taubira, ayaa is casishay kadib muran ka dhashay isbaddal lagu samaynayo Dastuurka, ...
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan kasoo saaray wadatashiga qaran ee doorashooyinka 2016ka dalka ka dhacaya looga arinsanyo. Hadaba go'aanka ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Jan-2016-ka ku qaabilay Xarunta Villa Hargaysa ee Madaxtooyada Soomaaliya Wakiilka ...
Taliska ciidanka Militariga qaybta 21-aad ee fadhigoodu yahay magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa la soo gaarsiiyay dawadii ugu horaysay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho