Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay halka uu marayo dhismaha guddiyada xuduudaha iyo doorashooyinka
Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ...














