Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degaya sanada ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degaya sanada ...
Taliyihii hore ee Ciidammada Badda Admiral Faarax Qare,ayaa soo dhaweyay heshiiska iskaashiga Difaaca badda oo ay wada galeen Soomaaliya iyo ...
Wasiirada Howlaha Guud heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Maamulka Gobalka Banaadir ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay wejiga 2aad ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran oo ahmiyad weyn siinaysa horumarinta Waxbarashada ...
Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iiyo Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta ee dowlad Goboleedyada dalka oo Maanta ka furmay magaalada Muqdisho. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, ...
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa saakay billowday dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo horay u ...
Shucuubta dowladaha caalamka ayaa maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho