Guddiga doorashada oo faah faahin ka bixiyay sida lagu kala guuleysan karo doorashada
Guddoomiyhaha Guddiga doorashada Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aadan (Masago) ayaa sheegay in wareega koowaad Musharaxii la yimaada 45 ...
Guddoomiyhaha Guddiga doorashada Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aadan (Masago) ayaa sheegay in wareega koowaad Musharaxii la yimaada 45 ...
Dooorashada Madaxweynaha Dowlad goboeedka Galmudug ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa hambalyo u diray Dadka ku nool Labada ...
Masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan hoolka ay ka dhecayso Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in la gaaray Awood ...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aamiyaan xilliga loo coddeynayo guddiga ...
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenka ...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ...
03 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho