Wasiirka Ganacsiga XFS oo ganacsatada ugu baaqay inay garab istaagaan ciidamada qalabka sida
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa boggaadiyey halganka ciidamada geesiyaasha ah ee qaranku ...
















