Wasiirka Waxbarashada: “Khawaarijtu waxa ay fursad ka heleen dadka aan wax baran”
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Manhajka waxbarashadu aysan ku jirin ...
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Manhajka waxbarashadu aysan ku jirin ...
Dhaqdhaqaaqa maraakiibta ee marin-biyoodka Bospfor ee Turkiga ayaa istaagay saaka oo Arbaca ah, ka dib markii Markab halkaasi maray ay ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi hogaaminayo oo maanta gaaray degaanka Nuur-dugle ayaa si diiran loogu soo ...
Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hoygiisa ku qaabilay Wasiirka Warfaafinta XFS, Wasiirada Warfaafinta dowladaha xubnaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada ...
Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Ingiriiska u fadhiya ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulanka Agaasimeyaasha Guud iyo Maareyeyaasha Hey’adaha Dowladda ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii ...
Wasiir Ku-xigeenka howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Galmudug Khalid Cabdi Yuusuf oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha gudaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho