Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Caasimadda “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii ...
















