Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ...
















