Ciidamada Kumaandooska Gorgor oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay deegaanka Towfiiq
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu cirib-tirayo Khawaarijta ka sameeyay deegaanno hoostaga magaalada Galhareeri ee gobolka Galgaduud gaar ahaan kuwa ...
















